Saaka waxaa deegaanka Mooyaale laga dareemayaa saan-saan colaadeed iyo xiisad amni, iyadoo xaaladda deegaanka ay tahay mid isha si dhow loogu hayo.
Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan xaaladda amni iyo waxa sababay xiisadda ayaan idiin soo gudbin doonnaa marka ay soo baxaan xog sugan.
DailyLink.africa | Warar Sugan, Xog Ogaalnimo....