Maalmihii u dambeeyay, waxaa si joogto ah Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Boosaaso u imanayay diyaarado milatari oo laga leeyahay dalka Maraykanka, kuwaas oo la xiriira fulinta qorshaha taageerada, tababarka iyo tayeynta ciidamada Puntland ee uu maalgelinayo Maraykanku.
Puntland iyo Maraykanka ayaa 2-dii Agoosto heshiis ku kala saxiixday gudaha Garoonka Diyaaradaha Boosaaso. Heshiiska ayaa la xiriira qorshaha la dagaallanka argagixisada, taageerada iyo tababarka ciidamada Puntland.
Dhanka kale, waxaa si xawli ah uga socda gudaha Puntland qorista ciidamo cusub oo qayb ka noqonaya qorshaha Maraykanku maalgelinayo, kaas oo lagu dhisayo laguna tayeynayo awoodda ciidamada Puntland.
#WARCUSUB | 2 Nofeembar 2026 #Diyaaradaha Militariga Maraykanka oo Si Joogto ah u Imanaya Garoonka Boosaaso
Dailylink Africa EditorialLa daabacay: 2 Nofembar, 2026
1 daqiiqo oo akhris ah
Warar Ku Saabsan
1 saac ka hor1 daq
WELCOME TO DAILYLINK.AFRICA
Saan saan colaadeeda saaka ka muuqata deegan mooyaaleWARCUSUB | Saan-saanta Colaadeed oo Saaka Laga Dareemayo Deegaanka Mooyaale
Dailylink Africa EditorialAkhriso Faahfaahinta →